Xage Maraysa dhismaha dekadda Garacad? (dhegayso | daawo )

Xage Maraysa dhismaha dekadda Garacad? (dhegayso | daawo )

Gudoomiyaha deegaanka Garacad Maxamuud Maxamed Cabdule (Shoox) ayaa waraysi uu siiyey Radio Daljir uga warbixiyey Dhismaha Dekeda Garacad ee degmada Jariiban gobolka Mudug iyo halkuu marayo.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale wuxuu ka hadlay Wadada 3G ee Galdogob, Gaalkacyo iyo Garacad oo xiligan Dhismeheeda uu istaagay kadib duruufo jira.

Gudomiyaha ayaa sidoo kale wuxuu ka hadlay Bacaad qabsaday deegaanada Garacad hoosyimaada iyo Isku socodka Deegaanka iyo Degmada Jariiban oo Bacaadkaasi uu saamayn ku yeeshay.

Arimahan iyo kuwo kale wuxuu uga waramay Wariye Abdikhayr Maxamed Jaamac oo ku sugan Degmadaasi Jariiban.

HOOS KA DAAWO.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com