Madaxweyne Gaas oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweyne Gaas oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiwali Maxamed Cali ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir.

Shalay ayaa horay waxaa u gaaray Magaalada Dhuusamareeb Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare,iyado maanta uu tagay sharif xasan madaxweynaha koonfur galbeed

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com