Xubintii Ciyaaraha: Liverpool oo soo afjartey Man City (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha: Liverpool oo soo afjartey Man City (dhegayso)

 Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL -  Share Your World Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana hory

Saaka & Xubintii Ciyaaraha: Faahfaahintu waa cRaxmaan Yameni (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha iyo Jabka Real Madrid (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

 Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL –  Share Your World

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana horyaalka Ingiriiska, kooxda Liverpool iyo xamaasad-badne-Tababare Jurgen Klopp ayaana noqday kooxdii ugu horaysay ee soo afjarta guulaha Manchester City, kagana badisey Liverpool 4-3 Man City.

Dhanka horyaalka Spain, Barcelona ayaa sii wadda guulaha ay gaadhayso kaddib markii ay 10 sano kaddib ku soo badiyeen guriga kooxda dhibaatada ku haysey ee Real Sociedad.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

  

  

  

  

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: