Madaxwaynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa oo sagootin loogu sameeyey Bosaso (dhegayso)

HomeWararka

Madaxwaynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa oo sagootin loogu sameeyey Bosaso (dhegayso)

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa xalay xaflad sagootn ah loogu sameeyey ma

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Shuruudaha Musharrixiinta Guddoonka Golaha Shacabka oo la soo bandhigay
Galmudug oo ka hadashay safarka khayre ee dhuusamareeb (dhegayso)

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa xalay xaflad sagootn ah loogu sameeyey madaxtooyada Bosaaso.

Madaxwaynaha iyo wafdigiisa ayaa todobadii bishaan soo gaaray Puntland, isagoona ka degay garoonka diyaaradaha Maxamed Abshir Muuse, waxaana uu safarkii ugu dheeraa noloshiisa tan iyo intii uu xilka hayay uu ku marayay waddooyinka isku xira Bosaso iyo Garoowe, iyadoona aan wax dhibaato ah dhicin.

Hoos kadhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: