Galmudug oo ka hadashay safarka khayre ee dhuusamareeb (dhegayso)

Galmudug oo ka hadashay safarka khayre ee dhuusamareeb (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb, iyadoo si wadajir ah ay garoonka diyaaradaha ugu soo dhoweeyeen Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.

Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle oo Radio Daljir la hadlay ayaa faahfaahin kabixiyeey safarka RW khayre ee dhuusamareeb.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com