Madaxwaynaha Soomaaliya oo maanta ku wajahan Gaalkacyo

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta la filayaa inuu gaaro magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Waxaa socda diyaar garow balaaran oo lagu soo dhoweynayo madaxwaynaha socdaalkiisa Gaalkacyo, waxaana la filayaa inuu ka dhoofo garoonka diyaaradaha ee Bosaso.

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa goor sii horaysay gaaray Gaalkacyo, si’uu qayb uga noqdo soo dhowaynta madaxwaynaha ee magaalada Gaalkacyo.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com