Shuruudaha Musharrixiinta Guddoonka Golaha Shacabka oo la soo bandhigay

HomeWararka

Shuruudaha Musharrixiinta Guddoonka Golaha Shacabka oo la soo bandhigay

Guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka ayaa galabta soo badnhigay shuruudaha looga baahan yahay musharrixiinta doonaya inay u tartamaan guddoomi

Wasiirka Caddaaladda: “In hannaanka dimuqraadiyadda Puntland laga hirgaliy ma ahan wax hada dhashay”
Ganacsigii suuqa xoolaha ee Burtinle oo xaniban (dhegayso)
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Maxaabis kujirta Xabsiyadda Liibya Dalka keenaysa

Guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka ayaa galabta soo badnhigay shuruudaha looga baahan yahay musharrixiinta doonaya inay u tartamaan guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo labadiisa kuxigeen.

Shuruudaha la soo bandhigay oo ka kooban Sideed Qodob ayaa waxaa kamid ah in qofka musharraa noqonaya in uu heysto kaarka Aqoonsiga Xildhibaannimo, waxaana shuruudaha kamid ah.

Aqoonsiga Kildhibaanka (1D Card)

2 Arjiga caddeynta musharaxnimo

Taariikh nololeedka musharaxa (CV)Labo Sawir.Warqadda caddeynta lacag qabashada bangiga dhexeBalanqadka u hogaansarmnidda natiijada doorashadaFoomka diiwangalinta Musharaxa.Foomka soojeedinta musharaxnimada.

Ugu dambeyn musharaxinta guddoonka Golaha Shacabka ayaa lagu wargeliyay in 19, 20, 21, 22 April 2022 ay soconeyso diwaangalinta musharaxinta guddoonka GolahaShacabka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: