Ganacsigii suuqa xoolaha ee Burtinle oo xaniban (dhegayso)

Ganacsigii suuqa xoolaha ee Burtinle oo xaniban (dhegayso)

Warbaahinta Daljir ayaa maanta booqatay saylada xoolaha ee degmada Burtinle oo ganacsigii suuqa ay xanibeen roobabkii ka da’ay magaalada.

ganacsatada ayaa kacabanaya biyaha fadhiya suuqa oo xanibay ganacsigii.

wariyaha Daljir ee Burtinle Cabdi Axmed Farateeb ayaa warbixintan ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com