Madaxweyne Farmaajo oo si diiran loogu soo dhaweyaay Garowe (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo si diiran loogu soo dhaweyaay Garowe (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweyaay garoonka diyaaradaha Magaaladda

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ku wajahan dalka Uganda
Musharax Maxamuud Khaliif Jebiye “Waxaan soo dhoweynayaa go’aankii Isimada SSC, Waana in la isu yimaado si looga tashado arimaha taagan,”
Go’aanka Trump ee ciidamada Mareykanka looga saarayo Suuriya oo argagax ku riday isbahaysigiisa

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweyaay garoonka diyaaradaha Magaaladda Garowe ,waxaana soo dhaweyeey madaxweynaha Puntland cabdiweli Gaas ,xildhibaano ,Wasiiro iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda.

Madaxweyne farmaajo ayaa barxada weyn ee Garowe kula hadlay kumanaan shacab ah,isago uga mahadceliyaay siday usoo dhaweyeen,isaga iyo wafdigiisa,waxaana inta kadib loo galbiyeey madaxweynaha Xarunta Madaxtooyada halkaas oo saxaafada kula hadlayaan hada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: