Madaxweyne Farmaajo oo si diiran loogu soo dhaweyaay Garowe (Sawiro)

Madaxweyne Farmaajo oo si diiran loogu soo dhaweyaay Garowe (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweyaay garoonka diyaaradaha Magaaladda Garowe ,waxaana soo dhaweyeey madaxweynaha Puntland cabdiweli Gaas ,xildhibaano ,Wasiiro iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda.

Madaxweyne farmaajo ayaa barxada weyn ee Garowe kula hadlay kumanaan shacab ah,isago uga mahadceliyaay siday usoo dhaweyeen,isaga iyo wafdigiisa,waxaana inta kadib loo galbiyeey madaxweynaha Xarunta Madaxtooyada halkaas oo saxaafada kula hadlayaan hada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com