Kaluumaystada Degmadda Xaafun doonyo jariifayaal ah ka cabanaya (dhegayso)

Kaluumaystada Degmadda Xaafun doonyo jariifayaal ah ka cabanaya (dhegayso)

kaluumaysatada ku dhaqan degmada Xaafuun ee G/karkaar ayaa ka cabanaya Doonyo kaluumaysi oo laga leeyahay dalalka Yaman , iiraan kuwaas oo dhibaato ugaysta qalabka kaluumaysatada, Xaalufna kuhaya deegaanka.

kaluumaysatada ayaa sheegtay in ay jiraan shaqsiyaad soomaali ah oo degmada kunool kuwaas oo xiriir dhaw laleh doonyaha ka kaluumaysanaya degmada ,waxayna ay sheegeen in ay wasaarada kuwargaliyeen shaqsiyaad kaasi.

Hadaba Nabadoon Maxamed (is gowrac) waxa uu kamidyahay kaluumaysatada degmada Xaafuun , Waxa uu Radio daljir uga waramay dhibaatada ay kala kulmaan doonyaha jariifka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com