Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo maanta u fariisatay Dacwad Ciqaabeed (dhegayso)

HomeWararka

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo maanta u fariisatay Dacwad Ciqaabeed (dhegayso)

Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta u fariisatay dacwad lagu soo oogay eedeysanayaal loo heesto Qaraxii 14-kii Bishii October ka dhacay magaalada Muqdisho. Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdulqaadir yuusuf irshaad ayaa Warbixintan Muqdisho kaso diray. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a4a486003010024b28137f9/War+Maxmkamadda+Darajada+Koobaad+.mp3

Soomaaliya Oo Ku Biirtay Suuqa Bariga Iyo Koofurta Afrika (COMESA)
Madaxwaynayayaasha dowlad goboleedyada oo hortagaya baarlamaanka
Ra’iisul Wasaare Rooble: “Waxaa jira dad doonaya inay hakiyaan doorashada”

Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta u fariisatay dacwad lagu soo oogay eedeysanayaal loo heesto Qaraxii 14-kii Bishii October ka dhacay magaalada Muqdisho.

Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdulqaadir yuusuf irshaad ayaa Warbixintan Muqdisho kaso diray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: