Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel - Share Your World Horyaalka Ingiriiska kulamo ka tirsan aya la ci

Qarax Lala Beegsaday Gaarigii ay Wateen Xidigaha Kooxda Borussia Dortmund (DAAWO)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Alex Sanchez Meelna Ugama Socdo Arsenal (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel – Share Your World

Horyaalka Ingiriiska kulamo ka tirsan aya la ciyaari doona, lamana galin fasaxii sannadka cusub oo maalmo kooban ay ka dhimanyihiin.

Suuqa kala-iibsiga ciyaartoyda qaarada Yurub asna waxaa ka dhimman xilli kooban, waxaana jira warbixino ku saabsan soojiidashooyin ay wadaan kooxaha tujaarta ah iyo hadalhaynta ciyaaryahano  ayana caan ah oo laga yaabo in ay ka tagaan kooxahooda, kuna biiraan kooxo cusub.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: