Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Alex Sanchez Meelna Ugama Socdo Arsenal (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Alex Sanchez Meelna Ugama Socdo Arsenal (dhegayso)

Kooxda Torino ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in Davide Zappacosta ka iibiyeen kooxda Chelsea ee London. Xidiga lagu magacaabo Alexis Sanchez ayaa ko

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (daawo)
Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni:

Kooxda Torino ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in Davide Zappacosta ka iibiyeen kooxda Chelsea ee London.

Xidiga lagu magacaabo Alexis Sanchez ayaa kooxdiisa Arsenal baaqi ku sii ahaaday kaddib markii laga diiday dalab ay kooxda Manchester city u soo gudbisay.

Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda qaarada Yurub ayaa maanta xidhmay, mana dhicin saxiixyo waaweyn sidii la sugayay markii hore.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

      

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: