Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel – Share Your World

Horyaalka Ingiriiska kulamo ka tirsan aya la ciyaari doona, lamana galin fasaxii sannadka cusub oo maalmo kooban ay ka dhimanyihiin.

Suuqa kala-iibsiga ciyaartoyda qaarada Yurub asna waxaa ka dhimman xilli kooban, waxaana jira warbixino ku saabsan soojiidashooyin ay wadaan kooxaha tujaarta ah iyo hadalhaynta ciyaaryahano  ayana caan ah oo laga yaabo in ay ka tagaan kooxahooda, kuna biiraan kooxo cusub.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

 

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com