Abaar xoogan oo laga soo sheegayo Tulooyin hoosyimada Qandala  (dhegayso)

HomeWararka

Abaar xoogan oo laga soo sheegayo Tulooyin hoosyimada Qandala (dhegayso)

Wararka ka imaanaya Degmadda Qandala ee Gobalka Bari ayaa sheegaya in Abaar xoogan laga soo sheegayo Tulooyin hoosyimaada Qandala iyo nawaxigeeda.

Khudbadda Madaxweyne Farmaajo ee Shirkii Madasha wada tashiga ee Madaxda Qaranka (dhegayso)
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo salaadda Ciida ku dukaday Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada
MADASHADA SIYAADADDA PUNTLAND OO SHIR WADATASHI AH UGA SOCDO GAROWE.

Wararka ka imaanaya Degmadda Qandala ee Gobalka Bari ayaa sheegaya in Abaar xoogan laga soo sheegayo Tulooyin hoosyimaada Qandala iyo nawaxigeeda.

Abarta ayaa saamaysay kudhawaad 500 oo qoys oo kunool degmada ,kuwaas oo baad iyo biyabaaan haysan .

dadka deegaanka ayaa sidookale waxa ay daljir usheegeen in ay ka soo barakaceen sidookale duqamo ka dhacay halkaasi oo ay diyaarado dagaal ay kubeegsadeen kooxda daacish.

Hadaba Faarax Maxamed Xuseen waxa uu kamidyahay dadka deegaanka ee xooladhaqatada ah , Wariye Xasan Heykal ayuu ugawaramay xaalada deegaanka kajirta iyo baaxada Abaarta .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0