Cumar Cabdirashiid: “ Joogitaankayga Imaraadka ma ahaa Midan ku Duminayo Dowladda Farmaajo “ (dhegayso)

HomeWararka

Cumar Cabdirashiid: “ Joogitaankayga Imaraadka ma ahaa Midan ku Duminayo Dowladda Farmaajo “ (dhegayso)

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ahna Senator ka tirsan Aqalka sare ayaa sheegay in sanadkan ay Siyaasadda Soom

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo la kulmay masuuliyiin kasocda QM
Ciidamada dawladda federaalka, AMISOM iyo kuwo Galmudug dagaal kula galay Alshabaab deegaanno koonfurta ka xiga Dhuusamareeb.
Madaxweynaha Puntland oo xalay Arrimo Xasaasi ah ka hadlay (Daawo)

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ahna Senator ka tirsan Aqalka sare ayaa sheegay in sanadkan ay Siyaasadda Soomaaliya ku soo kordhay in la is gaaleysiiyo sida dhaqankii Al-Shabaab lagu yaqiinay.

Wareysi uu siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA ayuu sheegay in cid walba oo ka aragti duwan dowladda ama ka hadasha waxyaabaha socda loola dhaqmayo sidii Al-Shabaab dadka ka aragti duwan u gaaleysiisa.

Mar wax laga weydiiyay eedeynta loo soo jeediyo oo ah inuu u shaqeeyo Imaaraadka Carabta ayuu waxba kama jiraan ku tilmaamay, isagoo xusay in Imaaraadka Carabta ay degan yihiin Madaxweyne iyo Ra’iisul Wasaare, isla markaana wax aan degenaansho aheyn kaliya aanay u joogin.

Hoos kadhegayso Codkiisa

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0