Madaxweynaha Puntland oo xalay Arrimo Xasaasi ah ka hadlay (Daawo)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo xalay Arrimo Xasaasi ah ka hadlay (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay jeediyey hadaljeedintii saddexaad tan iyo markii uu bilaabay inuu bil walba isn

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Maxkamadda darajada 1-aad ee gobalka Mudug oo xukun ku riday eedaysane kufsi geeystay (Daawo)
Wasiir Juxaa: “Dhismaha maamulada degmooyinka doorashadu ka dhacday wuxuu u xaniban yahay xisbiyada siyaasada,”

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay jeediyey hadaljeedintii saddexaad tan iyo markii uu bilaabay inuu bil walba isniinta u horeysa uu la hadlo Dadweynaha, ayaa caawa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan Puntland iyo Soomaaliyaba

Madaxweynaha ayaa dadweynaha la wadaagay xaaladda amniga guud ee Puntland, dadaalada amni ee la sameeyay wixii ka danbeeyay qaraxii gaalkacayo, qorsheyaasha dhinaca horumarka ah ee socda , hirgelinta nidaamka xisbiyada badan oo si wanaagsan u socota, xaaladda covid-19 ee Puntland iyo goáankii todobaadkan kasoo baxay Shirkii Golaha Wasiirada ee Soomaaliya ee ku saabsana arrimaha Doorashada.

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni wuxuu ka digey in si khaldan looga faaídeysto kala aragti duwanaan u dhexeysa Madaxda Sare Puntland.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: