Wasiirka Xanaanada xoolaha Puntland oo Fariin u diray xoolo dhaqatada

Wasiirka Xanaanada xoolaha Puntland oo Fariin u diray xoolo dhaqatada

Wasiirka xanaanada xoolaha Puntland Siciid Cismaan Aadan Fiisigis oo safar ku tagey degaana ka mid ah Gobolka Nugaal iyo Mudug oo geelu aad uga xanuunsan yahay ayaa baaq u diray xoola dhaqatada Puntland .

Wasiirka oo la hadlay warbaahinta Dawlada ayaa ugu baaqay dadka xoolaha dhaqda inay karantiilaan neefka xanuunku ku dhaco si uusan ugu daaran xoolaha inta kale wasiirku wuxuu sheegay inay geela hayaan laba xanuun oo mid uu yahay xanunka dhugatada loo yaqaaan balse midk akale aysn ilaa hada ogaan baaritaana ay ku hawlan yihiin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com