Qabowga Kajira Garowe oo sababay in Shaqooyinka an loo kicin Subixi (dhegayso)

HomeWararka

Qabowga Kajira Garowe oo sababay in Shaqooyinka an loo kicin Subixi (dhegayso)

Qaar kamid ah ganacsatada Suuqa khudaarta Garowe oo la hadlay Radio daljir ayaa sheegay in qabowga kadhacaya Garowe uu yahay mid aad u darran xilligan

Culimaa’udiin Reer Somaliland “Madaxwayne Muuse waan kugu taageersanahay dagaalka Sool”
Xildhibaan Shaacir oo sheegay inuu ka laabtay mowshin uu saxiixay (daawo)
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Qaar kamid ah ganacsatada Suuqa khudaarta Garowe oo la hadlay Radio daljir ayaa sheegay in qabowga kadhacaya Garowe uu yahay mid aad u darran xilligan ,iyado lagu gudda jiro xiligii qabpobaha.

Sido kale shacabka ayaa sheegay in soo adida suuqa xiliga Aroorti dhib ay ku tahay qabowga jia awgii.

Wariye Faadumo Nuur oo ku sugan Garowe ku sugan ayaay u warameen

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: