Waxgaradka Puntland ee Qurbajoogta ah oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha isku haya Cagaare (dhegayso)

Suldaan Maxamuud Yuuusuf Cabdi oo kamid ah Waxgaradka Puntland ee dalka dibadiisa ku sugan oo xirir la soo sameyaay Radio daljir ayaa waxa uu baaq Nabadeed u diray Beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya degaanka Cagaare ee gobalka sool.

wuxuu ugu baaqay dhinacayada walaalaha ah ee is hayaha inay nabada ka shaqeyaan oo dhiig dambe aysan daadin maadama dadku yihiin dad walaalo ah oo ehel iyo qaraabo ah.

Hoos kadhegayso Codka Suldaanka.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com