Site icon Radio Daljir

Qabowga Kajira Garowe oo sababay in Shaqooyinka an loo kicin Subixi (dhegayso)

Qaar kamid ah ganacsatada Suuqa khudaarta Garowe oo la hadlay Radio daljir ayaa sheegay in qabowga kadhacaya Garowe uu yahay mid aad u darran xilligan ,iyado lagu gudda jiro xiligii qabpobaha.

Sido kale shacabka ayaa sheegay in soo adida suuqa xiliga Aroorti dhib ay ku tahay qabowga jia awgii.

Wariye Faadumo Nuur oo ku sugan Garowe ku sugan ayaay u warameen

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a40e5cc0301001a547c9d2f/Codadka+Shacab.Garowe+iyo+dhaxanta+.mp3?_=1
Back to Home page