Xildhibaan Shaacir oo sheegay inuu ka laabtay mowshin uu saxiixay (daawo)

Xildhibaan Shaacir oo sheegay inuu ka laabtay mowshin uu saxiixay (daawo)

-Xildhibaan C/llaahi Shaacir oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inuu ka laabtay mowshin ka dhan ah madaxwaynaha Soomaaliya oo ay saxiixeen xubno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya.

Isagoo warbaahinta kula hadlayay magaalada Muqdisho ayuu sheegay isagoo eegaya xaaladda dalka uu garowsaday inaan xiligaan loo baahnayn mowshin.

Hoos kadaawo

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com