Madaxweynaha Puntland oo Booqday Cisbitaalka Guud ee Gaalkacyo (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland oo Booqday Cisbitaalka Guud ee Gaalkacyo (dhegayso)

Madaxwayanaha dowlada Puntland ayaa booqday xarumo ay dowladu ka dhistaya Magalada Galkacyo kuwaasi oo ay kamid ahayeen dhismaha Madaxtooyada Gobolka Mudug, suuqa Xero Dayax, bangiga, dhismaha isbitaalka Guud ee Magalada Galkacyo iyo dhismayaasha wasaradaha Ganacsiga, iyo Kaluumaysiga

Madaxwayanaha ayaa sidoo kale xariga ka jaray saddex wado oo laami ah kuwaas oo laga Hirgaliyay Magalada Galkacyo

Warbixin amuurtaasi kusabsan waxaa Galkacyo kasoo diray shafici abdulkadir warsame

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com