Golaha Walaalaynta oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha ku dagaalamaya Cagaare (dhegayso)

HomeWararka

Golaha Walaalaynta oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha ku dagaalamaya Cagaare (dhegayso)

Golaha walaalaynta bulshada iyo qabyaalad diidka oo maanta kulan kuyeeshay magaalada Bosaaso ayaa waxa ay baaq nabadeed udireen dadka kudagaalamaya deegaanka Cagaare . Masuuliyiintii madasha ka hadlay waxaa kamid ahaa Sheeq Fu’aad Xaaji oo ah g/ kuxigeenka golaha dhaxe iyo Maxamuud Faarax Bile oo ah xubin kamid ah Gudiga Waxaana Hadaladoodii kamid ahaa: http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a3fd8da03010019547c31fa/codka+golaha+.mp3

Farriimihii Musharrax Gaas 2013-2014: “Baarlamaanku shaqadiisa ha qabsado … yuusan noqon baarlamaan Madaxweynaha ka amarqaata” (dhegayso)
Wacaal Darey ah: Dagaal dhimasho iyo dhaawacba leh oo ka dhacay deegaanka Af-Urur
Caruur Miino kula qaraxday duleedka Waqooyi ee Gaalkacyo (dhegayso)

Golaha walaalaynta bulshada iyo qabyaalad diidka oo maanta kulan kuyeeshay magaalada Bosaaso ayaa waxa ay baaq nabadeed udireen dadka kudagaalamaya deegaanka Cagaare .

Masuuliyiintii madasha ka hadlay waxaa kamid ahaa Sheeq Fu’aad Xaaji oo ah g/ kuxigeenka golaha dhaxe iyo Maxamuud Faarax Bile oo ah xubin kamid ah Gudiga Waxaana Hadaladoodii kamid ahaa:

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: