Golaha Walaalaynta oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha ku dagaalamaya Cagaare (dhegayso)

Golaha Walaalaynta oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha ku dagaalamaya Cagaare (dhegayso)

Golaha walaalaynta bulshada iyo qabyaalad diidka oo maanta kulan kuyeeshay magaalada Bosaaso ayaa waxa ay baaq nabadeed udireen dadka kudagaalamaya deegaanka Cagaare .

Masuuliyiintii madasha ka hadlay waxaa kamid ahaa Sheeq Fu’aad Xaaji oo ah g/ kuxigeenka golaha dhaxe iyo Maxamuud Faarax Bile oo ah xubin kamid ah Gudiga Waxaana Hadaladoodii kamid ahaa:

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com