Caruur Miino kula qaraxday duleedka Waqooyi ee Gaalkacyo (dhegayso)

Caruur Miino kula qaraxday duleedka Waqooyi ee Gaalkacyo (dhegayso)

Qarax miino oo sababay Dhimasho iyo Dhaawac ayaa maanta kadhacay duleedka Waqooyi ee Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug.

Hal Cunug ayaa ku dhintay halka 12 kalena ku dhawacmeen sida Daljir u Xaqiijiyeen ehaladda Qoyskaas,Waxana dhawaca Caruurta miinada la kacday la geyaay Cisbitaalka Magaaladda Gaalkacyo.

Xiliga Miinada la qarxaysay Caruurtan ayaa la sheegay inay ku ciyaarayeen Miinadas, sidaasna kula qaraxday.

Zubeyr Shiikh Cabdi ayaa Warbixintan Gaalkacyo kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com