Arragtida Shacabka Ciyaarta Jubbaland iyo Puntland ee Jimcaha (dhegayso)

HomeWararka

Arragtida Shacabka Ciyaarta Jubbaland iyo Puntland ee Jimcaha (dhegayso)

Maamul goboleedyada Puntland iyo jubaland ayaa isku diyaarinaya in midba midka kale ciyaarta fiinalka ah ee jimcaha uu koobka ka dajiyo deegaanada ay

Wasiir Kuxigeenka Caafimaadka Puntland: “Goobaha Caafimaadka kama shaqayn doono qof aan haysan shahaado sax ah (dhegayso)
Shirwayne siyaasadda dhalinyarada dalka oo ka furmaya Muqdisho
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Maamul goboleedyada Puntland iyo jubaland ayaa isku diyaarinaya in midba midka kale ciyaarta fiinalka ah ee jimcaha uu koobka ka dajiyo deegaanada ay kayimaadeen,sida Kismaayo ama Garowe.

Tababarayasha laba kooxood ayaa sii xoojinaya Tababarka Ciyaartooyda si Guul jimacaha uga gaaran Tartanka Adag ee labadda dhinac ,iyado sanadkii labaad ay tahay ay jubbaland iyo Puntland ku hardamaan koobkan.

Hadaba Warbixinta waxaa ka diyaarisay Wariye Raaqiyo ruun Maxamuud

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: