Arragtida Shacabka Ciyaarta Jubbaland iyo Puntland ee Jimcaha (dhegayso)

Arragtida Shacabka Ciyaarta Jubbaland iyo Puntland ee Jimcaha (dhegayso)

Maamul goboleedyada Puntland iyo jubaland ayaa isku diyaarinaya in midba midka kale ciyaarta fiinalka ah ee jimcaha uu koobka ka dajiyo deegaanada ay kayimaadeen,sida Kismaayo ama Garowe.

Tababarayasha laba kooxood ayaa sii xoojinaya Tababarka Ciyaartooyda si Guul jimacaha uga gaaran Tartanka Adag ee labadda dhinac ,iyado sanadkii labaad ay tahay ay jubbaland iyo Puntland ku hardamaan koobkan.

Hadaba Warbixinta waxaa ka diyaarisay Wariye Raaqiyo ruun Maxamuud

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com