Shil Gaari oo kadhacay degaanka Dur duri ee gobalka sanaag (dhegayso)

Shil Gaari oo kadhacay degaanka Dur duri ee gobalka sanaag (dhegayso)

Deegaanka dur duri oo hoosyimaada degmada laasqoray ee gobalka sanaag ayaa waxaa ka dhacay shil gaari oo sababay dhaawac laboqof kuwaas oo dhaawacyadooda lakeenay magaalada bosaaso.

shilkan ayaa sababay kadib markii uu dhinac iskurogay gaariga gadoomay.waxaana uu gaariga uu kayimid magaalada Bosaaso kaas oo ay shacab farabadan.

Cabdi xirsi waa gudoomiyaha deegaanka dur duri, wariye cumar laki man ayuu ugawaramay khasaaraha shilnkan ka dhashay .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com