Shirwayne siyaasadda dhalinyarada dalka oo ka furmaya Muqdisho

Shirwayne siyaasadda dhalinyarada dalka oo ka furmaya Muqdisho

Waxaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho shirwayne qaran oo diiradda lagu saarayo horumarinta dhalinyarada Soomaaliyeed iyo siyaasaddooda.

Shirkan ayaa waxaa soo abaabulay wasaaradda dhalinyarada, shaqada, shaqaalaha iyo ciyaaradaha ee dowlada Soomaaliya, waxaana ka qaybgalay dhalinyaro kasocda gobolada kale duwan ee dalka.

Golaha wasiirada ee Soomaaliya ayaa dhowaan ansixiyay siyaasad lagu horumarinayo dhalinyarada Soomaaliyeed, qodobadaasi oo shirkan lagu soo qaadi doono.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com