Wasiir Kuxigeenka Caafimaadka Puntland: “Goobaha Caafimaadka kama shaqayn doono qof aan haysan shahaado sax ah (dhegayso)

Wasiir Kuxigeenka Caafimaadka Puntland: “Goobaha Caafimaadka kama shaqayn doono qof aan haysan shahaado sax ah (dhegayso)

Wasaarada caafimaadka dowladda Puntland ayaa magaalada  Garoowe uga socda kulamo looga hadlayo waxyaabihii uqabsoomay sanadka sii dhamaanaya  iyo qorshe yaasha  sanadka cusub ee lagu hormarinyo goobaha  Caasimaadka ee Puntland .

Shirkan ayaa waxaa ka soo qaybgalay Hay,adaha Wasaarada ka taageera dhanka horumarinta  Caafimaadka .

Puntland oo mudo 20 sano jirsatay ,ayaa goobaha caafimaadka waxaa lagu dhaliilaa in aysan oolin qalab casri ah oo dadka qaba cudurada kala duwan lagula tacaalo .

Dr Faarax Maxamed Warsame waa Wasiir kuxigeenka Wasaarada Caafimaadka Puntland, wariye Xasan Heykal ayuu u warramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com