Maamulka Degmadda Badhan oo Kawarbixyay Qorshaha Hormarineed ee degmadda (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Degmadda Badhan oo Kawarbixyay Qorshaha Hormarineed ee degmadda (dhegayso)

Maamulka Degmadda Badhan ee gobolka sanaag oo kaashanaya bulshada qaybaheeda kala duwan ee gobolka, ayaa maalmahan kawaday degmada ,bur dhul loogu t

Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Ciidamo ka tirsan kuwa DFS oo tababar loogu qaaday dalka Eritrea
Xildhibaan Abshir Siciid: “Xukuumaddu Waajibaadkii loo Igmaday bay Gudan Weyday”

Maamulka Degmadda Badhan ee gobolka sanaag oo kaashanaya bulshada qaybaheeda kala duwan ee gobolka, ayaa maalmahan kawaday degmada ,bur dhul loogu talagalay in laga dhiso hawlaha danta guud taas oo loogu adeegayo bulshada .

Gudoomiyaha degmada Badhan C/risaaq Axmed Ciise ayaa radio daljir ugawaramay dhulkan ay baneeyeen sakaa iyo waxa uu maamulku kadamacsanyahay. Wariye Fadumo degan daahir ayuu ugawaramay arimahaasi .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: