Garowe oo laga Bilaabay Ollole lagu soo Celinayo Bilicda Magaaladda (dhegayso)

HomeWararka

Garowe oo laga Bilaabay Ollole lagu soo Celinayo Bilicda Magaaladda (dhegayso)

Caasimadda Puntland ee Garowe ,gaar ahaan Xafadda Horseed waxaa laga bilaabay ollole nadaafadeed , taas oo dadka xaafada iyo Maamulka degmadda Garowe

Madaxweynaha Puntland oo Ka Qayb Galay Aas Qaran oo Loo Sameeyey Garyaqaanka Guud ee Dawladda Puntland.
WARAABKA & MAAREYNTA BIYAHA
Puntland Focus Group oo soo dhaweyaay Go’aankii Barlamaanka ee shaacinta doorashada PL

Caasimadda Puntland ee Garowe ,gaar ahaan Xafadda Horseed waxaa laga bilaabay ollole nadaafadeed , taas oo dadka xaafada iyo Maamulka degmadda Garowe ay ka qayb qaaten maanta,

Maamulka degmadda Garowe iyo Maamulka Xaafadda Horseed ay ka qayb qateen Bilicaynta xaafadas,waxaana sido kale dhamaan xaafaddaha Garowe laga samayn doona Qurxin iyo Aruurinta qashinka.

Wariye Faarax Yemani ayaa Warbixintan Garowe Kaso jeedinaya

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: