Garowe oo laga Bilaabay Ollole lagu soo Celinayo Bilicda Magaaladda (dhegayso)

Garowe oo laga Bilaabay Ollole lagu soo Celinayo Bilicda Magaaladda (dhegayso)

Caasimadda Puntland ee Garowe ,gaar ahaan Xafadda Horseed waxaa laga bilaabay ollole nadaafadeed , taas oo dadka xaafada iyo Maamulka degmadda Garowe ay ka qayb qaaten maanta,

Maamulka degmadda Garowe iyo Maamulka Xaafadda Horseed ay ka qayb qateen Bilicaynta xaafadas,waxaana sido kale dhamaan xaafaddaha Garowe laga samayn doona Qurxin iyo Aruurinta qashinka.

Wariye Faarax Yemani ayaa Warbixintan Garowe Kaso jeedinaya

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com