Xubintii Ciyaaraha: Manchester City 2-1 West Ham (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha: Manchester City 2-1 West Ham (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Waxaa la ciyaaray labo kulan oo ah horyaalka Ingiriiska, kooxda Manchester City ayaana wali sii wadda band

Xubintii Ciyaaraha: Ciyaarihii Gobolada oo Dib-dhacay (dhegayso)
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Vadim Vasilyev Kooxda Monoco waa Xaggee? (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa la ciyaaray labo kulan oo ah horyaalka Ingiriiska, kooxda Manchester City ayaana wali sii wadda bandhiga ciyaareed aad u bilan.

Goolhaya kooxda Chelsea, Thibaut Courtois, ayaa doonaya inuu si xor ah uga tago kooxdiisa marka la gaadho sanadka 2019, markaasna uu noqon doono ciyaaryahan mustaqbalkiisa aysan cidina waxba ka oran doonin amaba ka oran karin.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

        

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: