Xubintii Ciyaaraha: Manchester City 2-1 West Ham (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Manchester City 2-1 West Ham (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa la ciyaaray labo kulan oo ah horyaalka Ingiriiska, kooxda Manchester City ayaana wali sii wadda bandhiga ciyaareed aad u bilan.

Goolhaya kooxda Chelsea, Thibaut Courtois, ayaa doonaya inuu si xor ah uga tago kooxdiisa marka la gaadho sanadka 2019, markaasna uu noqon doono ciyaaryahan mustaqbalkiisa aysan cidina waxba ka oran doonin amaba ka oran karin.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

        

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com