Xubintii Ciyaaraha: Ciyaarihii Gobolada oo Dib-dhacay (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Ciyaarihii Gobolada oo Dib-dhacay (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Wasaarada dhallinayarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa xaqiijisay in dib-u-dhac ku yimid ciyaarihii kubadda cagta ee maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo lagu waday in uu Kismaayo ka furmo 21ka bishaan oktoober.

Dhankaas iyo Premier League-ga, waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana horyaalka Ingiriiska, kooxda Manchester United ayaa la kulantay guuldaradii ugu horaysay tan iyo bilowgii xilli ciyaareedka.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com