Wasiirka Gaashaandhiga DFS oo kahadlay Qorshaha dowlada ee dagaalka Al-shabaab (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Gaashaandhiga DFS oo kahadlay Qorshaha dowlada ee dagaalka Al-shabaab (dhegayso)

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhiga DFS oo tan iyo markii lamagacaabay lahadlay warbaahinta ayaa kahadlay waxyaabaha uqorshaysay wasaaradiisa oo ay kamidtahay dib udiska ciidanka Qaranka. Wasiirka ayaa sidookale sheegay in uujiri doon qorhe cusub oo lagula dagaalami doono Al-shabaab, waxaan uu shacabku kacodsaday in ay ciidamada la shaqeeyaan. Hoos kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a228bde0101006155c7e722/Wasiirka-Gaashaandhiga-Mursal+fffffffffff.mp3

Muuqaalka Bulshada: Waxtarka iyo waxyeelada bulsho ee baraha bulshada (dhegayso)
Madaxwaynaha Puntland Siciid CabdullaahI Deni ayaa kormeeray dhismaha waddada Wadaagsin.(Daawo)
Caawa & Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhiga DFS oo tan iyo markii lamagacaabay lahadlay warbaahinta ayaa kahadlay waxyaabaha uqorshaysay wasaaradiisa oo ay kamidtahay dib udiska ciidanka Qaranka.

Wasiirka ayaa sidookale sheegay in uujiri doon qorhe cusub oo lagula dagaalami doono Al-shabaab, waxaan uu shacabku kacodsaday in ay ciidamada la shaqeeyaan.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: