Wasiirka Gaashaandhiga DFS oo kahadlay Qorshaha dowlada ee dagaalka Al-shabaab (dhegayso)

Wasiirka Gaashaandhiga DFS oo kahadlay Qorshaha dowlada ee dagaalka Al-shabaab (dhegayso)

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhiga DFS oo tan iyo markii lamagacaabay lahadlay warbaahinta ayaa kahadlay waxyaabaha uqorshaysay wasaaradiisa oo ay kamidtahay dib udiska ciidanka Qaranka.

Wasiirka ayaa sidookale sheegay in uujiri doon qorhe cusub oo lagula dagaalami doono Al-shabaab, waxaan uu shacabku kacodsaday in ay ciidamada la shaqeeyaan.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com