Muuqaalka Bulshada: Waxtarka iyo waxyeelada bulsho ee baraha bulshada (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada: Waxtarka iyo waxyeelada bulsho ee baraha bulshada (dhegayso)

Ku soodhawaada dhegaystayaal Barnaamijka Muuqaalka Bushada ee Radio Daljir oo maalin kasta ka baaha dhammaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya ,marka laga reebo maalinta Jimcaha.

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada maanta waxa uu ku saabsanyahay waxtarka iyo waxyeelada bulsho ee baraha bulshadu ku xiriirto.

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee maanta waxaa Bosaaso ka soo  jeedinaysa wariye Faadumo Degan Daahir.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com