Ciyaartooy Kasocota Dalka Australia iyo Xulka Gobalka Karkaar oo Wada ciyaaray (dhegayso)

Ciyaartooy Kasocota Dalka Australia iyo Xulka Gobalka Karkaar oo Wada ciyaaray (dhegayso)

Waxaa shalay ciyaar xiiso badan ku dhexmartay magaaladda Qardho ee Xarunta gobalka karkaar ,gaar ahaan garoonka Boobe Ciyaaryahano dhalinyaro somaliyeed oo kasocda Dalka Australi,iyado ciyaartas goobjoog ka ahayeen maamulka degmadda qardho iyo qaybaha kala duwan ee bulashada qardho.

Wariye Maxamuud Fantastic ayaa Warbixintan qardho kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com