HomeUncategorized

Shan ruux oo isku qoys ah oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Muqdisho, July, 19 - Ugu yaraan dhan ruux ayaa oo isku qoys ah ayaa ku dhintay magaalada Muqdisho, ka dib markii uu dusha ka maray gaari nooca xamuulka qaada ah gaarigii ay la socdeen oo ahaa nooca mini-baska ah, halkaas oo shanta ruuxba ay ku dhinteen.

Baahin: Khamiis, Jun 16, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Waraysi: Markab ay afduub u haysteen koox burcad badeed Somali ah oo ku gubtay Xarardheere; Warbixin: Dagaal khasaare xoogan gaystay oo Ahlu sunna & Al-shabaab ku dhex maray gobolka Hiiraan; Daruuro colaadeed oo dul hoganaya degmada Widhwidh ee gobolka Cayn; Kulan lagu darsay ka-hortaga cudurada Jadeecada & Shubanka oo lagu qabtay Garowe.
Ciidan bilays iyo turbataariyo iskugu jira oo maanta lagu wareejiyey fariisimadii Garsoor; Afhayeenka baarlamaanka Puntland iyo wasiirro goobjoog ka ahaa.
Diyaaradihii qaadka keeni jirey Soomaaliya oo si kumeel gaar ah loo hakiyey.

Muqdisho, July, 19 – Ugu yaraan dhan ruux ayaa oo isku qoys ah ayaa ku dhintay magaalada Muqdisho, ka dib markii uu dusha ka maray gaari nooca xamuulka qaada ah gaarigii ay la socdeen oo ahaa nooca mini-baska ah, halkaas oo shanta ruuxba ay ku dhinteen.

Sidoo kale shilkaasi waxaa ku dhaawacmay sedex qof oo ka mid ahaa dadkii gaariga yar la socday, sida ay Daljir u sheegeen dad goobta ku sugnaa.

Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa dhammaantood la sheegay inay ka tirsanaayeen dadka barakacayaasha ee dhawaan soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana shilka ka dib ku soo xoomay goobta dad weyne aad u naxsan.

Diiwaanka Wararka
Radio Daljir

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: