Camey oo Daah_furay Shir u Dhexeya Wasaaradaha Shaqada iyo Shaqaalaha Maamul gobaledyada iyo DFS oo Garowe ka Furmay (dhegayso)

HomeWararka

Camey oo Daah_furay Shir u Dhexeya Wasaaradaha Shaqada iyo Shaqaalaha Maamul gobaledyada iyo DFS oo Garowe ka Furmay (dhegayso)

Shir uu dhexeeya wasaaradaha mamaulada dalka iyo dawlada dhexe aya amanata ka furmay garoowe waxana ka qeyb galay dhamana maamulada dalka xubno ka soc

BOOSAASO: Ururka Map oo Tababar u soo xiray ku dhawaad 30 Saxafi
WACAAL DAREY AH | Calmadow, Sanaag oo lagu dilay hooyo uur leh iyo wiil ay dhashay
Guddoomiyaha Haweenka 9-ka gobal ee Puntland oo ka hadashay diyaar garowga Maalinta Haweenka Aduunka (dhegayso)

Shir uu dhexeeya wasaaradaha mamaulada dalka iyo dawlada dhexe aya amanata ka furmay garoowe waxana ka qeyb galay dhamana maamulada dalka xubno ka socda wasaaradahoda kala duwan .

Shirka o ay marti galisay wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha puntland ayna qaban qaabadiisa laahyd wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha dawlada dhexe ayaa waxaa furay madaxweyne ku xigeenka puntland Eng Cabdi Xakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay .

Madaxweynaha ayaa ka hadlay Muhiimada Shirkan iyo qaban qaabadisa,isago ka hadlay martagalinta shirka ee wasaarada ay martigalisay.

dhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: