Muxuu salka uu ku hayaa khilaafka ganacsatada, dowladda iyo shirkadda P & O Porrts, taasi oo saamayn ku yeelatay dhaqdhaqaaqii ganacsiga ee kasocday Bosaso (dhegayso)

Muxuu salka uu ku hayaa khilaafka ganacsatada, dowladda iyo shirkadda P & O Porrts, taasi oo saamayn ku yeelatay dhaqdhaqaaqii ganacsiga ee kasocday Bosaso (dhegayso)

Waxaa saaklay xiran inta badan suuqa wayn ee ganacsiga ee magaalada Bosaso, iyadoo dhanka kalle ciidamo katirsan dowladda la dhigay waddooyinka gala suuqa kuwaasi oo dowladda ay sheegtay inay ka hortagayaan dad amaan xumo ka wada magaalada Bosaso.

Xirnaashiyaha suuqa ayaa salka ku haya khilaafka dowladda iyo ganacsatada ee ka taagan dekedda Bosaso, hadaba muxuu yahay waxyaabaha arrimahan ay salka ku hayaan, dhibaatadase ugu badanse sidee ayay u saamaynaysaa bulshada danyarta ah xarig jiidka labada dhinac.

Maxamed Cabdi Cusmaan oo ah nin ganacsiga waqti dheer kusoo jiray arimaha dekdda Bosasona si dhow ula socday ayaa u waramay radio Daljir, Maxamud Cabdi Ibrahim ayaana waraystay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com