Guddoomiyaha Haweenka 9-ka gobal ee Puntland oo ka hadashay diyaar garowga Maalinta Haweenka Aduunka (dhegayso)

Guddoomiyaha Haweenka 9-ka gobal ee Puntland oo ka hadashay diyaar garowga Maalinta Haweenka Aduunka (dhegayso)

Gudoomiyaha Haweenka sagaalka gobol ee Puntland Marwo Khadra Warsame Jaamac ayaa Radio Daljir uga warantay halka ay marayso qaban qaabada xuska Maalinta haweenka oo ku beegan maalinta beriya 8 March 2020.

Khadro oo an ku booqanay Xafiiskeeda Garoowe ayaa ka hadashay sido kale kiskii Caasho ilyaas ee soo dhamaday iyo ka haween ahaan waxay kala socdaan kiska AUN Hodan shalayste oo dadkii kufsaday,dilayna gacanta lagu hayo.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayeey u warantay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com