Haliska cudurka Coronvirus oo umadda Muslimiinta ah looga digay (dhegayso)

Haliska cudurka Coronvirus oo umadda Muslimiinta ah looga digay (dhegayso)

Tirada dadka laga helay cudurka dunida ku sii faafaya ee Coronovirus ayaa kor u dhaaftay boqol kun oo ruux sida laga soo xigtey Jaamacada Johns Hobkins University.

Hadaba Maxaa la gudboon umadda islaamka ah,waxaa warbixin Amuurtaas ka hadlaysa Gaalkacyo ka soo jeedinaysa Wariye Hodan Sulub Diini.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com