Camey oo Daah_furay Shir u Dhexeya Wasaaradaha Shaqada iyo Shaqaalaha Maamul gobaledyada iyo DFS oo Garowe ka Furmay (dhegayso)

Camey oo Daah_furay Shir u Dhexeya Wasaaradaha Shaqada iyo Shaqaalaha Maamul gobaledyada iyo DFS oo Garowe ka Furmay (dhegayso)

Shir uu dhexeeya wasaaradaha mamaulada dalka iyo dawlada dhexe aya amanata ka furmay garoowe waxana ka qeyb galay dhamana maamulada dalka xubno ka socda wasaaradahoda kala duwan .

Shirka o ay marti galisay wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha puntland ayna qaban qaabadiisa laahyd wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha dawlada dhexe ayaa waxaa furay madaxweyne ku xigeenka puntland Eng Cabdi Xakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay .

Madaxweynaha ayaa ka hadlay Muhiimada Shirkan iyo qaban qaabadisa,isago ka hadlay martagalinta shirka ee wasaarada ay martigalisay.

dhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com