Guddiga Difaaca Barlamaanka Somaaliya oo Maanta Booqday Saldhiga Turkiga ee Muqdisho (Sawiro)

HomeWararka

Guddiga Difaaca Barlamaanka Somaaliya oo Maanta Booqday Saldhiga Turkiga ee Muqdisho (Sawiro)

Xubno Katirsan Guddiga Difaaca Baarlamaanka SoomaaliyaAyaa Waxay Maanta Boqdeen Saldhiga Dowlada Turkiga ee Magaalada Muqdisho, iyado halkaas uu tabab

RUNCAD: Cod ma aynaan helin, maxaa yeelay waxaa nala ku qiimeeyey in aan god waraabe iyo Nugaal ka soojeedno
Jaamacadda Carabta oo ku dhawaaqday qabashada shir looga hadlayo abaaraha ka jira Soomaaliya
Shirwac, CPA: “In Madaxweyne Farmaajo loo diiday shir uu kula kulmi lahaa bulshada Garoowe waa war aan sal iyo raad laheyn”

Xubno Katirsan Guddiga Difaaca Baarlamaanka SoomaaliyaAyaa Waxay Maanta Boqdeen Saldhiga Dowlada Turkiga ee Magaalada Muqdisho, iyado halkaas uu tababar uga socdo cudutubyo katirsan Ciidamadda Xooga Dalka Somaliyeed.

Xuseen Carab Ciise oo kamid ah Guddiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Saraakiisha Dowlada Turkiga ee Tababar bixineysa, isagoo ka dhegaystay Halku tababarka u marayo ay siinayan Ciidamadda Xooga.

Guddomiye Xuseen Carab Ciise oo Kula hadlayeey Xarunta Saldhiga Ciidamadda tababarka qaadanayeey ayaa kula dardarmay markay tababarka dhamaystaan in dalkooda difacaan ,isla markaana ahaadan kuwa u taaga n difaaca shacabkooda.

Hoos Kadaawo Sawiradda

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: