Shirwac, CPA: “In Madaxweyne Farmaajo loo diiday shir uu kula kulmi lahaa bulshada Garoowe waa war aan sal iyo raad laheyn”

Baraha bulshadu iyo warbaahinta qaar ayaa maanta faafiyay warar beenabuur ah oo sheegayay in Madaxweyne Farmaajo loo diiday shir uu kula kulmi lahaa bulshada Garoowe.

Shirwac Jaamac Xirsi, Agaasimaha CPA, ayaa warkaas in kulan-bulsheedka ay Puntland Madaxweyne Farmaajo ka horistaagay ku tilmaamay war aan sal iyo raad laheyn.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com